Yarta Ila Arka

Asad Faqdiid

0 fans

Asad Faqdiid


3:49
15 

 Watch: New Singing Lesson Videos Can Make Anyone A Great Singer

Yartan ila arko, indhehda daya
Eega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, afka dhuxul daya
Ashqarare dhece, bal iftiinkan saxa
Yartan ila arko, indhehda daya
Eega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, afka dhuxul daya
Ashqarare dhece, bal iftiinkan saxa
Yartan ila arkoo
Anshaxeda iyo
Asluubta u qiroo
Eshqiyaasak dhahaa
Yartan ila arkoo
Anshaxeda iyo
Asluubta u qiroo
Eshqiyaasak dhahaa
Yartan ila arko, indheheda daya
Ega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, nin ayaanle ba
Ori ka dhigtee, esh cala ku dhaha
Yartan ila arko, indheheda daya
Ega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, nin ayaanle ba
Ori ka dhigtee, esh cala ku dhaha
Ashqarare dhece
Bal iftiinkan daya
Yartan ila arko, astaanteda qura
Asaaged maleh, Amaane u boga
Yartan ila arko, nin ayaanle ba
Oori ka dhigte, esh Cala ku dhaha
Yartan ila arko, astaanteda qura
Asaaged maleh, Amaane u boga
Yartan ila arko, nin ayaanle ba
Oori ka dhigte, esh Cala ku dhaha
Yartan ila arkoo
koley iin xun iyo
Arbushaad malee
Asal dhalad uboga
Yartan ila arkoo
koley iin xun iyo
Arbushaad male hooy
Asal dhalad uboga
Yartan ila arko, indheheda quura
Ega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, nin ayanle baha
Oori ka dhigte, eesh cala ku dhaha
Yartan ila arko, indheheda quura
Ega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, nin ayanle baha
Oori ka dhigte, eesh cala ku dhaha
Yartan ila arko, indheheda quura
Ega quruxdano, laba erey dhaha
Yartan ila arko, nin ayanle baha
Oori ka dhigte, eesh cala ku dhahaa

 Watch: New Singing Lesson Videos Can Make Anyone A Great Singer

Written by: Asad Faqdiid

Lyrics © DistroKid

Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Discuss the Yarta Ila Arka Lyrics with the community:

0 Comments

    Citation

    Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:

    Style:MLAChicagoAPA

    "Yarta Ila Arka Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 29 Apr. 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/5118962/Asad+Faqdiid/Yarta+Ila+Arka>.

    Missing lyrics by Asad Faqdiid?

    Know any other songs by Asad Faqdiid? Don't keep it to yourself!

    Watch the song video

    Yarta Ila Arka

    821.1K
    14,026     531

    Browse Lyrics.com

    Quiz

    Are you a music master?

    »
    "Only hope remains, _______"
    A All together now in no man's land
    B All I want is to be there beside you
    C All I need is just a little more time
    D All kinds of everything remind me of you

    Free, no signup required:

    Add to Chrome

    Get instant explanation for any lyrics that hits you anywhere on the web!

    Free, no signup required:

    Add to Firefox

    Get instant explanation for any acronym or abbreviation that hits you anywhere on the web!

    Asad Faqdiid tracks

    On Radio Right Now

    Loading...

    Powered by OnRad.io


    Think you know music? Test your MusicIQ here!