Yaa Isgaare [Original]
Qare the Mask, Doni B
The easy, fast & fun way to learn how to sing: 30DaySinger.com
#VERSE Iga badan kaalay baas qaado (qaado) Kuwa kale ka boos qaado (qaado) Kaalay waxa doonto oo qaado (qaado) Xili danbe masaaj qaado (qaado) Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado) Ha bixin joogitaan qaado (qado) Doni waa taqaana biil qaado (qaado) Ama yurub aad ceer qaado (qaado) Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado) Ha bixin joogitaan qaado (qado) Give me that thing igu qaado haa (hee) Give me that thing igu qaado #CHORUS Iga badan igu filan (igu filan) Iga yaabsatoo igu filan (igu filan) Iga badan igu filan (igu filan) Iga yaabsatoo igu filan (igu filan) #HOOK Kaalay inta imow kaalay (iga baro) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (iga baro) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (kaalay aaa) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (kaalay inta imow kaalay aaa) Kaaalay inta imow kaalay (aaaaa) #VERSE Waan ku heestaa muuqeeda (muuqeeda) Waan ku heestaa midibkeeda (midibkeeda) Waan la dhacaa dheesheeda (dheesheeda) Ani iska dhoortaa saanteeda (saanteeda) Mawa diidi karo inee gasho jeebkeega (aaaa) Mawa diidi karo inee gasho maankeega (aaaa) Yaan kula siimaa ii sheeg (sheeg) Yaan kugu doorsadaa ii sheeg (sheeg) Yaan kula meel dhiiga ii sheeg Mawa diidi karo inee i yeesho (yeesho) Laabteeda bbe gasho (gasho) Yaan kula siimaa ii sheeg (sheeg) Adoo kaliya ani igu filan (igu filan) Adoo kaliyaa ani iga gadan aaa igu filan Adoo kaliyaa ani igu filan (igu filan) Adoo kaliyaa ani iga badan aaa igu filan #CHORUS Iga badan igu filan (igu filan) Iga yaabsatoo igu filan (igu filan) Iga badan igu filan (igu filan) Iga yaabsatoo igu filan (igu filan) #HOOK Kaalay inta imow kaalay (iga baro) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (iga baro) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (kaalay aaa) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (kaalay inta imow kaalay aaa) Kaaalay inta imow kaalay (aaaaa) #INSTRUMENTAL #VERSE Iga badan kaalay baas qaado (qaado) Kuwa kale ka boos qaado (qaado) Kaalay waxa doonto oo qaado (qaado) Xili danbe masaaj qaado (qaado) Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado) Ha bixin joogitaan qaado (qado) Doni waa taqaana biil qaado (qaado) Ama yurub aad ceer qaado (qaado) Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado) Ha bixin joogitaan qaado (qado) Give me that thing igu qaado haa Give me that thing igu qaado #CHORUS Iga badan igu filan (igu filan) Iga yaabsatoo igu filan (igu filan) Iga badan igu filan (igu filan) Iga yaabsatoo igu filan (igu filan) #HOOK Kaalay inta imow kaalay (iga baro) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (iga baro) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (kaalay aaa) Kaalay inta imow kaalay Kaalay inta imow kaalay (kaalay inta imow kaalay aaa) Kaaalay inta imow kaalay (aaaaa)
The easy, fast & fun way to learn how to sing: 30DaySinger.com
Written by: Abdullahi Subeir
Lyrics © TUNECORE INC, Sony Music Somalia
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind
Citation
Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:
Style:MLAChicagoAPA
"Yaa Isgaare [Original] Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 14 May 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/8115606/Qare+the+Mask/Yaa+Isgaare+%5BOriginal%5D>.
Discuss the Yaa Isgaare [Original] Lyrics with the community:
Report Comment
We're doing our best to make sure our content is useful, accurate and safe.
If by any chance you spot an inappropriate comment while navigating through our website please use this form to let us know, and we'll take care of it shortly.
Attachment
You need to be logged in to favorite.
Log In