Awliyada Jacaylka
Nimcaan Hilaac
Watch: New Singing Lesson Videos Can Make Anyone A Great Singer
Heeska Awliyada Jacaylka 1. Isma odhan Adoo nool dadbaa, kuu arrimin doona; 2. Isma odhan afkaagaa mar qudha, aamus bidi doona; 3. Isma odhan qofkaad eegataa, kuu itaal sheegan; 4. Ku adeecay, Aroor iyo habeen , goorwal ku agjoogay; 5. Sidaan ahay addoon aad lahayd kaaga amar qaatay; Kooras 6. Kuma lumo Aduunkana qofkii Buuxa iimaane; 7. Nin adayga Caashaqu la galo Xero yar oo oodan 8. Awliyada Jacaylkuu noqdaa iyo Ustaad Wayne; 9. Hayga oohin uun ee mar qudha Garo Abaalkayga. Baydka 2aad 1. Isma odhan ilaalaad ka noqon caashaq isticmaara; 2. Isma odhan intuu kula anbado waabad la irdhoobi; 3. Isma odhan ayaamaha badhbaad qaar dhan ka illoobi; 4. Ku asqaysay olol iyo higgaad, iyo ablay Ruuxda; 5. Sidaan ahay awaaraha qof jecel uuro ku afuuftay.
Watch: New Singing Lesson Videos Can Make Anyone A Great Singer
Citation
Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:
Style:MLAChicagoAPA
"Awliyada Jacaylka Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 1 May 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/9994629/Nimcaan+Hilaac/Awliyada+Jacaylka>.
Discuss the Awliyada Jacaylka Lyrics with the community:
Report Comment
We're doing our best to make sure our content is useful, accurate and safe.
If by any chance you spot an inappropriate comment while navigating through our website please use this form to let us know, and we'll take care of it shortly.
Attachment
You need to be logged in to favorite.
Log In